Qeexid

Aqoon yar oo cid loo leeyahay.

Qeexid Xigta

Qof dadka aqoon wax ugu qabta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indhagarad oo kali ah:
  • . In sida ugu dhaqsaha badan loo jooyiyo hurinta dhibaatada iyo colaadda labada dhinac. 3. Waa in la sameeyo gudi dhexdhexaad ah oo leh Isimmo,indhagarad iyo Aqoonyahano, Culimo loo saaro si ay arinta u baaraan, una damiyaan colaada.
  • In guddi dhexdhexaad ah oo leh Isimmo, culimmo, indhagarad iyo aqoonyahan loo saaro si ay ugu kuurgalaan, u xakameeyaan una soo afjaraan colaadan iyada ah.