Qeexid
Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho.
Qeexid Xigta
Ilbixid.
[-saday, -satay]
indhadillaacsoaday
indhadillaacsoatay
f.mg3Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho.
Ilbixid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld indhadillaacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhadillaacso. ld indhadillaacsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Awr qoor ah doobbo soo ridid bilaabid.
Qeexid Xigta: Qof codkar ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xuub ka sare iska siibid.
Qeexid Xigta: Qaabka sare beddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Duleelka beejada weynaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax, wax kale ka dillaacsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid si ayan wax u arkin indhaha wax uga duubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wayaal, m.l/dh) Qof aan indhaha wax ka arkin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Maro iwm oo indhaha lagu duubo si aan wax loo arag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhibco yaryar oo dufan ah oo dul sabeeya fuudka, caanaha, iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Qeexid: (-stay/-saday, -satay) Cid il wax ku yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax intifaac ka helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho.
Qeexid Xigta: Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Arkidda meel fog wax laga arko. ld indhadeeraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax indhaha loo duubay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld indhagaduudso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg indhadduub2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm.-
Qeexid Xigta: Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]