Qeexid

"Wax kormeerid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indha-indhee oo kali ah:
  • Hawlgalkani waa in lagu indha-indheeyo jawiga si awoodda nabad ilaalinta ay ula wareegto Qarammada Midoobey lix bilood gudahooda.
  • Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa galabta soo booqdey Dekada Bosaso isaga oo soo indha-indheeyey doontii dabka qabsadey.