Qeexid

"eeg indha-indhee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga indha-indhayn oo kali ah:
  • Karygiannis, waxa uu shalay shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Raadyow Hargeysa, kadib markii uu soo gebogebeeyay socdaal indha-indhayn iyo xaqiiqo raadis ah oo uu ku soo maray Berbera, Boorama iyo Burco.
  • Philip Batson oo shalay intii aanu dalka ka dhoofin Weriyayaal ka tirsan Wargeysyada Haatuf iyo The Somaliland sheegay in booqashadiisu ay ahayd mid xaqiiqo raadis ah oo gelayeen, kuna indha-indhaynayeen xaaladda dhabta ah ee Mr.