Qeexid

"Wiil,"

Qeexid Kale

ld iran (2).

Qeexid Xigta

Nin dhalin yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga inan oo kali ah:
  • Ferdinand oo hadda ku maqan fasax ayay wararku sheegayaan inay u dhowdahay inuu kooxda ka fan-jeediyo marka uu fasaxa ka soo hoydo.
  • Ilhaan kor intay u eegtay ayey tidhi “qalbi keligii wax jecel oo weliba inan rag ku yaallaa inu sidani oo kale u hadli waayo miyaad filaysaa?