Qeexid
/dh (ilma-eeddo, m.l) Aabaha walaashiis wiilka ama gabarta ay dhashay.
/dh (ilma-eeddo, m.l) Aabaha walaashiis wiilka ama gabarta ay dhashay.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Qeexid Xigta: Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
Qeexid Kale: U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Ilmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.ly
Qeexid: Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna3.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
ly (layeele) - layeele (object) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (ilma-habreed, m.dh) Hooyada walaasheed wiilka ama gabarta ay dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (ilma-abti, m.l) Wiil ama gabar abti dhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]