Qeexid

"/dh (ilma-adeerro, m.dh) Wiil ama gabar adeer dhalay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ina-adeer oo kali ah:
  • Mooral iyo Macnawi ahaanba waa ay u dhistaa ninkeeda, waana uu ku farxaa oo u soo xiisaa. waxay ka ilaalisaa erayada xun. waxay ugu yeertaa ninkeeda: gacaliye, macaane (macow), ina-adeer iwm, oo ka kal iyo laab ah.
  • Biixi talada uu Ina-adeerkii u soo jeediyey kuma diidin ee wuu ku raacay, ka dibna markii ay iskula qanceen inay gabadha la soo tagaan waxay uga sii gudbeen talo ku saabsan qorshihii iyo tabaabushihii ay hawshaa u fullin lahaayee.