Qeexid

"/dh (ilma-abti, m.l) Wiil ama gabar abti dhalay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ina-abti oo kali ah:
  • Bilan markii ay maalmo aamusnayd ayay ina-abtideed Salma uga xog-warantay xaqaa’iqa keenay Hargeysa iyo inay doonayso inay aragto nin la yidhaa Baxnaan oo ku caan ahaa degmadooda.
  • Iyagaa yaqaana tabta iyo la dhaqanka reer miyiga, iyagaa isku haya Beelahan wada dhashey ee Abti, Ina-abti iyo Habar-wadaaga isu ah.