Qeexid

"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus.: “Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?” ld inna3."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

layeele naxwe,

layeele / object

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ina oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaanu mudane madaxweyne kaa codsanaynaa inaad xaqayaga hoos u eegto, arintayadana wax ka qabato si ay isugu dheeli tirranto wadaagga mansabyada ee dhinacyada iyo beeluhu.
  • Dhinaca dhaqanka, hiddaha iyo suugaanta, marka laga sootago suugaanta badda ah ee Khaalid tiriyey, wuxuu sidoo kale qoray dhowr buug oo ay ku urursan yihiin Suugaanta Geela, maahmaahyo iyo dhaqanka Soomaalidu.