Qeexid

"Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta."

Qeexid Xigta

Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga imtixaan oo kali ah:
  • Khubarada saxeysa Imtixaanaadka Fasalada 8-aad Dhawaan ayay ahayd markii si rasmi ah loo shaaciyay Imtixaanaadka Dugsiyada sare ee Puntland kuwaas oo tiradoodu ay gaareysaey 6868.
  • Sumayo waxay carabka ku adkeysay iney wanaagsanaan lahayd in imtixaanaadkaasi dib loo eego intaana lagu bixin deeqaha waxbarashada ee ay DFKMG Soomaaliya ka heshay Dalalka Caalamka.