Qeexid

"Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga. ld amminka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga imminka oo kali ah:
  • Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa waxaa imminka ka jira maamul ay gacanta ku hayaan Midowga Maxkamadaha Islaamka.
  • Dad badan oo reer Puntland ahi waxay is waydiinayaan su’aasha ah; bal horta muxuu maamulka Puntland noloshooda qof ahaaneed ka bedelay, waxayna aamin darro xooggan ka muujiyeen xukunka imminka talada haya mar wax laga waydiiyey.