Qeexid

"ld imaasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga imaatin oo kali ah:
  • Imaatinkayagu wuxuu daba-joogay shir aanu halkan kula yeelanay, Madaxda labada gole ee Somaliland, wakhtigaas oo aanu u nimi ka qayb-galkii aaskii Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal.
  • Gudoomiyaha shirka beelaha Soomaalida uga socda Magaalada Muqdisho Cali Mahdi Max’ed ayaa sheegey in ujeedada imaatinka Ergeyga ay tahay in uu booqdo shirka haatan ka socda caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.