Qeexid

"Nin dadka salaadda tujiyo."

Qeexid Kale

Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.

Qeexid Xigta

Madax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga imaam oo kali ah:
  • - Korna uguma qaadayo codkiisa Takbiirta salaad kasta inuu Imaam yahay mooyee.
  • • Al-iimaam Fakhrudiin Al-Saylaci oo ahaa sheekhii Xaafidu Seylaci oo allifay kitaabka weyn ee la yiraa Tabyiinul-xaqaa’iq oo ah sharaxa kitaabka weyn ee Kansu-daqaa’iq.