Qeexid

"ld imaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga imaad oo kali ah:
  • Dadkii hore inta ay miyi ka yimaadaan ayay ahmiyadda saari jireen sidii ay wax u baran lahaayeen quraanka kariimka ah intay dhamaysanayaan 30jis.
  • Berigii hore waxay iska ilaalin jirtay kuwa ay isku dal ka yimaaddeen, maantase cidna kama haybadaysato, waa dimuqraadiyad, xor baa la yahay, maxaa dadka iskugu yaal.