Qeexid
Marinka ilmada.
Marinka ilmada.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Nooc gambada ka mid ah oo leh ilo badan oo yaryar.
Qeexid Xigta: Nooc shabaagta lagu jillaabto ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Yaraanta naasaha iyo ciriiriga caanamareenka ee ay hal yeelato
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qalka hoose ee afka nafleyda oo ka yaraada sidii caadiga ahayd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]