Qeexid

Nooc gambada ka mid ah oo leh ilo badan oo yaryar.

Qeexid Xigta

Nooc shabaagta lagu jillaabto ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilyar oo kali ah:
  • Isla maalmahaa waxay ilma Foosto-riix ka maqleen idaacada iyadoo la baafinaayo cidii garata wiilyar oo mudo dheer ka hor lahelay isaga oo uu hooyadii gaadhi jiidhay waxaana la tilmaamay halka ay cidii garataa ugu CIYAARAHA, Cabdifataax M. Caydiid.
  • Dhamman dadkani waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Maxe’ed Cisman Cuuke iyo Sucdi Ciise Cali-Ilyare oo will ugu dhashay asbuucii hore Stcokholm, Sweden; willkaas oo loo Bixiyey Ciise.