Qeexid
Wax aan xaaladdiisu wanaagsaneyn ahaansho.
[-umaa, -umayd]
f.mg4Wax aan xaaladdiisu wanaagsaneyn ahaansho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld ilxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ilxun. ld ilxumaansho, ilxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo.
Qeexid Xigta: Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila xir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid.
Qeexid Xigta: Wax si aad ah u baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meesha godan oo isha iyo dhegta u dhexeeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda.
Qeexid Xigta: Baryo aad u badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inkiridda jiritaanka Ilaah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: ld falfalxun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld ilxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]