Qeexid
Meesha godan oo isha iyo dhegta u dhexeeysa.
Meesha godan oo isha iyo dhegta u dhexeeysa.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-dhyo, m.dh) (c.nafl.) Lakabka sare ee adag ee isha lafdhabarleyda. Isha xaggeeda hore, ilxaydhu waxay isu beddeshaa koorniya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Inkiridda jiritaanka Ilaah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda.
Qeexid Xigta: Baryo aad u badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid.
Qeexid Xigta: Wax si aad ah u baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah.
Qeexid Xigta: Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.
Qeexid Kale: Jifi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ilxaax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo.
Qeexid Xigta: Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila xir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax aan xaaladdiisu wanaagsaneyn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]