Qeexid
(bot.) Geed yar oo dhulka ku faallala oo miro yaryar oo la cuno leh.
(bot.) Geed yar oo dhulka ku faallala oo miro yaryar oo la cuno leh.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-kayaal, m.l/dh) Shimbir madow oo hilibka cuna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weel iwm wax ka buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]