Qeexid

"eeg ilmee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilmayn oo kali ah:
  • Caasimaddeennii oo ilmaynaysa ayaan soo arkay..!
  • Waxay ahayd maalin aad iyo aad ay shacabka Soomaaliyeed meel kasta uu joogaba uu ilmaynayo.