Qeexid

"Ilmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilma-adeer oo kali ah:
  • Najiibna ku talogalkiisii uu u siday ayuu mid walba farta ka saaray, waxaanu raaciyay salaan uu Siraad si asluub leh u salaamay iyo kaftan xagga carruurta ah oo uu ku yidhi Siraad; “Dee u sheeg inaanu carruurta ilma-adeer nahay oo aanan adeer u ahayn.”
  • Labada qoysba (reer Cali Madhaafaan iyo Reer Goohe Guuleedba) toddobaadkii geed-fadhiisiga Luul waxa ku soo kordhay ehelo isugu jirta ilma-adeer, ilma-abti, habaro-wadaag, eddooyin, habaryaro, asxaab, jaar, arday hore oo ay isku waxbarasho ahaayeen.