Qeexid

"U i.: Cid kabo u gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga illi oo kali ah:
  • Nin joog dheer oo awr kiish yari saaran yahay hoggaaminaya ayaa bannaan ku yiil tuulada barigeeda ka soo murbaxay xilli casar liiq ah.
  • Banaanbaxa ayaa kusoo beegmay xilli wareegto lagu magacaabayay maamulka Degmada jowhar ay kasoo baxday xafiiska Maamulka Gobolka Sh/dhexe,Maalin ka hor waxaana Guddoomiyaha Degmada Jowhar loo magacaabay Cali Cabdulle Nuur.