Qeexid

"ld ilaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ileysi oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, xaalada goobaha uu ka taliyo DGPL ayaa maalmihii ugu dambeeyay kacsaneynd iyadoo dadweynaha ku dhaqan deegaanadaasi ay bilaabeen kacdoon ka dhan ah maamulka Cadde Muuse oo ay ku tiranayaan inuu wado musuq maasuq iyo qabiileysi.
  • Diidamadaan ayaa sida la rumeysan yahay salka ku haysa qaabka qabiileysiga oo ay ku dhisan tahay dowlada FKMG ah.