Qeexid

"Xarig la xirayo il u yeelid."

Qeexid Xigta

Cid dhabateysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilee oo kali ah:
  • Xarakada Al-Shabab oo soo bandhigay Meydadka Askar badan oo ay ka dileen Ciidamada AMISOM.
  • Sheekha waxaa kaloo uu intaa ku daray in dagaalkii saakay ka dhacay dhinaca Daynuunaay ay khasaaro xoogan ay u geysteen ciidamada Ethiopia ciidamo ahna ay dileen isaga oo sheegay in ay ku dhowyihiin Baydhabo.