Qeexid

"Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax)."

Qeexid Xigta

Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilduuf oo kali ah:
  • Haddii ay iyagu yihiin kuwa diray shanta doonyood waxay weedhaa u qormi lahayd “boqorradu waxay u direen Soomaaliya… “ Qofka ku ad-adag (purist) si wanaagsan u higgaadinta afka Soomaaliga waxa markiiba buuggaa uga muuqan ilduuf tafaftireed.
  • Isticmaalka magacan khaladka ahi ma ulakas baa mise waa ilduuf?