Qeexid
Daah, rogaa.
Daah, rogaa.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Nooc shimbiraha ka mid ah, midab bay ah leh, badanaaba ku nool guryaha iyo beeraha agtooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weel iwm wax ka buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maro, derin iwm oo aqal, qol, iwm lagu kala qoqobo.
Qeexid Xigta: Inta ka dambeysa ilxirka oo la seexdo (qolka). ld ila xir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof daymo kulul ku eegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof daymo kulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Dhabataysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ilxir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]