Qeexid

(-iyo, m.dh) Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilbiriqsi oo kali ah:
  • Digrii kasta oo loolku iyo dhiguhu leeyihiin waxaa loo qaybin karaa daqiiqo iyo ilbiriqsi.
  • Sawirku waxuu ina tusayaa waxa loo yaqaan meerto iskudhafan taasoo tirin karta malaayiin xisaabeed ilbiriqsi walba.