Qeexid

"Ilbax ahaansho."

Qeexid Xigta

Heer, horumar xagga dhaqaalaha, dhaqanka iwm laga gaaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilbaxnimo oo kali ah:
  • Laakiin waxaa la hubaa in lacagtii ugu horeeysay ay sameeyeen ganacsatadii hore ee beeraleyda ahayd ee ilbaxnimodii Mesobotaamiya (Mesopotamia) wakhti hada laga joogo 3,000 sano Ciise hortiis.
  • Arrinta saddexaad ee ah Ilbaxnimo Xumi, iyana meesha kama maqna.