Qeexid

"I. ah: qof aqoon iyo waayo aragnimo u leh nolosha magaalada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilbax oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, beesha Samaroon waxay tan iyo qarniyo badan ahaayeen dad aad u horumarsan oo leh ilbaxnimo ka sareeysan bulshooyinkii ay isku wakhtiga ahaayeen.
  • Ummadaha ilbaxa ah ayaa halkii uu qof waliba wuxuu doono ka samayn lahaa waxay soo doortaan dad iyaga matala oo ka tarjuma himiladooda fagaarahana keena tabshadooda iyo kolba wixii u baahan in wax laga qabto.