Qeexid

ld cilaaqtamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilaaqtan oo kali ah:
  • Haddii aad qaadato kiilo hilib ah oo aadan gelin furunjeerka iyo xataa jikada, laakiin aad uga tagto saxanka oo yaal xooshka guriga ka horreeya, dabadeedna aad deriskaaga kula ilaaqtanto in bisadihiisu hilibkii cuneen, waxaad noqonaysaa nin waalan!