Qeexid

"Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilaalo oo kali ah:
  • Dalka Uganda ayaa waxaa Somalia ka jooga ciidamo gaaraya 3,300-skari, kuwaasoo ka mid ah nabad ilaaliyeyaasha Midowga Afrika ka socda, kuwaasoo ilaalo ka haya goobo yar oo Muqdisho ku yaala sida Garoonka, Dekedda iyo Madaxtooyada.
  • Maraakiib dagaal oo ay leeyihiin dalalka Reer galbeedka ayaa ilaalo xoogan ka hayay mudadii afarta bilood ahayd ee markabkan uu ku jiray gacanta burcabadeeda, taasoo sababtay in hubka uu gacanta u galo kooxaha Somalia dagaalada kawada.