Qeexid

"eeg ilaali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilaalin oo kali ah:
  • . Beeshu waxay ballan qaadaysaa inay wixii kaga aaddan ka gasho hawlaha la xiriira ilaalinta deegaanka.
  • Hey’adahaas xilkoodu wuxuu isu rogayaa amar –ka-qaadasho iyo ilaalinta xoogga dalka ee maamulkii dawladda isagu la wareegay.