Qeexid

"Wax beylah ka dhowrid."

Qeexid Xigta

Iska i.: khatar iska jirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilaali oo kali ah:
  • Gudoomiyaha gudiga midowga Africa ayaa waxaa uu sheegay uguna baaqay golaha Ammaanka ee Qaramda Midoobay iyo midowga Africa in ay su deg deg ah ku geeyaan ciidamo nabad ilaalin ah wadanka Soomaaliya.
  • Ciidamada AMISOM oo ak socda dalalka Uganda iyo Burundi ayaa waxay howlo nabad ilaalin ah ka wadaan gudaha Muqdisho, waxaana ka jooga Somalia in ka badan 3-kun oo askari.