Qeexid

"(-llo, m.dh) Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilaal oo kali ah:
  • Ilaalinta xuquuqda Aadamaha sida uu dhigayo xeerka xuquuqda aadamaha Afrika iyo xeerarka kale ee caalamiga ahi.
  • Audace Nduwumunsi ayaa sheegay in Ciidamadaasi ay isugu jiraan 50-ka tirsan Uganda iyo 50-ka tirsan Brundi, oo qeyb ka noqonaya howl galka nabad ilaalinta AMISOM ee qorshihiisa yahay in lagu baahiyo Gobolada dalka.