Qeexid
ld il-adayg2.
[-dkaa, -dkayd]
il-adagkaa
il-adagkayd
f.mg4ld il-adayg2.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Qeexid: Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg il-adayg2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Wax qalbi adag ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg il-adag. ld il-adayg1, il- adkaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (indho, m.l) Xubinta aragga.
Qeexid Xigta: Meel biyo ka soo burqadaan.
Qeexid Kale: Siriq. 4. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato. 5. Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan. 6. Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: il aragtay m.l (c.cimi.) Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal).
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Wax dhiirran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -kaa, -kayd
Qeexid: Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato.
Qeexid Xigta: Naxariis iyo jixinjix la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dkaa, -dkayd
Qeexid: Qof hawsha adkaysi u leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo ciddiyo dhaadheer leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh eeg ila-dkow. ld il-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Dheri weyn.
Qeexid Xigta: Qoolley.
Qeexid Kale: Geed ka mid ah dhirta aanqodax lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]