Qeexid

"(indho, m.l) Xubinta aragga."

Qeexid Kale

Siriq. 4. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato. 5. Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan. 6. Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.

Qeexid Xigta

Meel biyo ka soo burqadaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga il oo kali ah:
  • Nin Mas'uul ah oo Maanta lagu Dilay Suuqa labaad ee Magaalada Muqdisho.
  • Siilaanyo damiyey dab ka oogmi lahaa Somaliland ee maku guulaysan doona hawshan uu hadda isugu iskii isu xilsaaray ee la rabo in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee hadda taagan?