Qeexid

"(-riin/ikhyaar, m.dh) Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ikhyaar oo kali ah:
  • Muddo ka dibna, ikhyaarti Isbahaysiga ayaa kala booday oo kala aragti-duwanaaday walow ay weli wax badan saddexduba ka midaysan yihiin.
  • - Waxay Isimadu beelaha weydiisanayaan inay soo dirsadaab ikhyaar tiro kooban ah oo u qaadi kara beelaha go’aanka suluxa ah ee beelaha lagu nabadeynayo.