Qeexid

"Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ikhtiyaar oo kali ah:
  • Waa in aad wararka iyo dhacdooyinka joogtada ah Ikhtiyaarkiina u raadsataan.
  • Maadaama uu Illaah ina siiyay ikhtiyaar aan ku kala doorano jidka toosan iyo kan khaldan, ayaa nasiib darro ummadeenu u badatay u gutashada wax kasta oo baaba’ iyo burbur na dhaxalsiinayo.