Qeexid

(-cyo, m.dh) Hindisaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ikhtiraac oo kali ah:
  • Xamagtu waxay ka sameeysan tahay isku dhis kimikooyin ah, waxaana la ikhtiraacan horaantii 1900.
  • Waxyaabaha taariikhiga ah ee lagu xasuusto Mesobotaamiya waxaa ka mid ah, hab qoraalka fartii ugu horeeysay dunida oo lagu qiyaaso 3,000 sano ka hor in boqortooyada Sumeeriyaanku ikhtiraaceen.