Qeexid

"Hanti bulshadeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ijtimaaci oo kali ah:
  • Wuxuuna diirada saaraya xaallada Soomalia oo madaxa ku socota iyo in ay dhici karto in Somalia lagu arko wax ka duwan waxa maanta ka jira dhinac walba oo noloshooda ijtimaaciga ah ka mid ah.
  • Waa sida lagu gaari karo Caddaalad iyo Sinnaan ijtimaaci ah, iyadoo aan la kala sed-bursan.