Qeexid

Kulan fikradeed oo shuyuukh-da waaweyn ee madaahibta Islaanka isku raaceen.

Qeexid Xigta

Midka saddexaad ee afarta addilo oo diinta Islaanka loo cuskado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ijmaac oo kali ah:
  • Waa mas’uuliyad ay saaran tahay culumaa’udiinka inay ka go’aan ka gaaran iyagoo u tiigsanaayo Qur’aanka, Sunnada iyo Ijmaaca.
  • Mid ka mid ah imaamyada muslimiinta mad-habkiisa ama hadalkiisa uma noqonayo diin ummadda inuu ku dhisan yahay mooyee daliil Kitaabka iyo Sunnada ama Ijmaac la hubo oo culimada ah.