Qeexid

"Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro."

Qeexid Xigta

I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ijaar oo kali ah:
  • Waddooyinka iyo waxan aannu dhisayno tijaartu waxba kuma laha.
  • Maxaad tijaarta ku eexataan ee aad uga ururin weydeen, ta danyarta ka ururisaanse maxaad ugu qabataan?