Qeexid

"(dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ijaabo oo kali ah:
  • Waxa la sameeyey afar imtixaan oo leh daroojin kala adag: tijaabo noorwiiji darajada1, tijaabo noorwiiji darajada 2, tijaabo noorwiiji darajada 3 iyo tijaabo noorwiiji darajada 4. Qorshaha waxbarashada oo dhan waxa aad ka heleysaa bogga netka ee VOX.
  • Sidaa awgeed; waxaan soo jeedinayaa in caasimadda laga hirgeliyo mashruuc tijaabo ah oo la xidhiidha xuduudda hawl-galka booliska oo ka kooban 10 xuduudood.