Qeexid

"Wax iin leh ahaansho (nafley)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iimaysan oo kali ah:
  • Van Nistelrooy oo heshiiskiisa ciyaareed uu ku qiimaysan yahay 19 (sagaal iyo toban) milyan oo gini, wuxuu ka biyo-diiday wakhti badan oo uu ay ciyaartoyda United tababar iyo khamaarka safarada Diyaaradaha ku qaataan.
  • Waxyaabaha layaabka leh waxa ka mid ah sida ay xubno biimaysani weerarada uga geysanayaan gudaha Israa’iil, taas oo muujinaysa dhiidhiga shacbiga reer Falastiin, oo ka damqaday gardarrada qaawacan ee ciidanka ka amar qaata Arial Sharoon.