Qeexid

"Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha."

Qeexid Kale

(- nno, m.dh) Ugaas, Islaan.

Qeexid Xigta

Qanaaco.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iimaan oo kali ah:
  • Jimicsiga oo la ogaadey inuu door ku yeelan karo waxbarashada iyo korriinka maskaxda La yaab ma leh in jimicsiga loo sameeyo qaab jirdhis ahaan uu sababi karo in xubnaha jirku ay qabatiimaan ama bartaan shaqada jimicsiga haddii loo sameeyo si joogto ah.
  • Annaguna haddaannu nahay bahda WardheerNews waxa aannu sidoo kale tacsi u gudbinaynnaa dhammaan qoyska iyo ehelada marxuumka, annaga oo Ilaahay uga baryaynna in uu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana janadii Fardowsa ka waraabiyo.