Qeexid

"U ii.: cid dhankeeda isu buurin."

Qeexid Kale

Dhiibaato aan laga soo kaban karin la kulmid.

Qeexid Xigta

Daciif noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iilo oo kali ah:
  • Xangul uu ku guuleysto Qaliimo nuucaan oo kale ah, horaantii sanadkii hore ayuu Buro shan iyo labaatan kiilo gaadheysa ka soo saaray ilma galeenka Haweeney muddo todoba sanadood xanuunsaneyd oo ka timid Baadiyaha Deegaanka Cadaado.
  • Dhaliilo badan oo ku janjeedha xagga xukuumadda iyo taageero Kulmiye ayaa baryahanba ka soo burqanaya degaannada iyo beelaha Somaliland min bari ila galbeed.