Qeexid

Wax in yar la weeciyey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iillan oo kali ah:
  • …………………………………………………………………………………………………………………… Adoo ciillan cid aad u cabato garanwaa Waxaan ahay nin waayeel ah oo afar iyo toddobaatan jir ah, waxaanan maqlay in badan dad leh ‘maxaa ka habaaray ciidamadeena alfaan garbaha lagu qaato?
  • F- Xisbiga UCID waxaan kula talin lahaa in aanu arrinkani ka dhigin arrin Riyaale iyo Siillanyo u dhaxaysa ee uu u arko inuu yahay aayihii ummada oo koox yar oo qowlaysato ahi doonayso inay af-duubto.