Qeexid

"Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iidaan oo kali ah:
  • "Ciidamada AMISOM, ayuu gudoomiyuhu u adeegsaday inay diidaan fadhiyadii ka dhici lahaa xarunta golaha shacabka, balse hadii ay ay taasi noqoto joogto, waxaa naga go'an inaan ku kulano goobo kale" ayuu Xil.
  • "Ganacsatada Somalida waa inay kala doortaan faa'iido iyo khasaare, haddii ay doonayaan inay faa'iidaan waa inay soo rartaan Maraakiibta Caymiska ku jira, haddii ay doonayaan inay khasaaraana maraakiibta jaban oo duqoobay hasoo rarteen" ayuu yiri Sh.