Qeexid

"ld iibsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iibsi oo kali ah:
  • Marwo: Caasha oo ka mid ah dadka wax ku iibiya suuqyada magaalada gebilay ayaa ii sheegtay inay magaalada camireen dadkii Jabuuti ka soo xagaa baxay, kuwaas oo guryo badana kiraystay, isla markaana kor u qaaday wax kala iibsiga suuqyada.
  • J: Horta anigu waxa laga yaabaa in aan Sacuudiga laftiisa qabto, waxbase iguma aha intaan gaadhka xiiro oo dhafoorada xiirto in aan Waanshitoon Piibsi u doonto, ilayn magacayga labaad Jemis Jaarlasbaa layidhaa.