Qeexid

"ld iibsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iibsad oo kali ah:
  • Baadari oo magaciisa la yidhaahdo William oo 66 jir ahi, waxa uu xaday lacagtan intii u dhexeysay sannadkii 2005/2006 si uu isugu sameeyo qalliinka kadibna uu iibsado dhar ay balo ka dhacday (aad u qurux badan oo qaali ah).
  • Waxa kale oo uu ku eedeeyay beesha caalamka inay ku taageeri waayeen ciidamo u muquuniya kooxaha ka soo horjeeda iyo lacag badan oo uu dadka ku iibsado.